BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
VOA 13:00 GMT
VOA 16:00 GMT
VOA 17:00 GMT
jaamacad bariga africa ee magaalada Boosaso (video)
Tacsi inaalilaahi wa inaa ilahay rajucuun waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh
Tahniyad Dhalasho
Tahniyad Dhalasho
Riz Khan oo ka hadlay arimaha Soomalia iyo alshabaab
Al jazeera oo booqatay goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada SCC
Dowlada KMG ee soomaaliya ayaa militeri ahaan u adeegsata ciyaal aad u yar
wiil soomaaliyeed oo qaadaya anaasheed qiimo leh
Wararka Soomaalida iyo Caalamka
Zenawi : Haddii AMISOM La Jebiyo wey gelidoonaan Ciidamadayadu Dalka Somaliya (August 12, 2010)
Raysul wasaaraha xukuumada Itoobiya Meles Zenawi ayaa sheegay in haddii ciidamada Amisom looga adkaado dagaalka Muqdisho ciidankiisu ay soo geli doonaan. Senawi ayaa hadalkan ka sheegay mar uu saxa
Khilaaf xoog leh oo soo kala dhexgalay shirkada diyaaradaha dalka itoobiya iyo waaxda socdaalka ee dalka jabuuti (August 12, 2010)
War ka soo baxay Maamulka Shirkadda diyaaradaha Dalka Itoobiya ayaa joojisay duulimaadkii dayaaradaheeda ay ku tegi jireen dalka Jabuuti, kadib markii muran xooggan uu soo kala dhex galay shirkadda di
Xisbul islaam oo taageeray dhinac ka mid ah dhinacyada ku dagaalamaya buuraha Galgala (August 12, 2010)
Macalin xaashi oo ah masuulka Xisbul Islaam ee gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay dagaalyahanada ku sugan magaalada Muqdisho iyo meelaha kaleba inay ka qeybgalaan dagaalada ka socda tuulada Galgala ee
Wasiirka arimaha gudaha ee Dowlada Soomalia oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada bisha barakaysan ee ramadaan (August 12, 2010)
Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Sheekh C/qaadir Cali Cumar oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaallada inta lagu jiro bisha Ramadaan, lana gargaaro dadka barakacayaasha
Bolliska Bosaaso oo Fashiliyey waxyaabaha qarxa (August 10, 2010)
Bosaaso:(Ufayn.com)Ciisanka Booliska magalada bosaaso ayaa fashiliyey waxyaabaha qarxa oo lasoo dhigay wadada laamiga ee magalada Bosaaso gaar ahaana agagaarka shirkada Isgaarssinta ee Golis. saraa
Calaamadaha qofka naajixa ah (August 10, 2010)
Calaamadaha qofka naajixa ah (1) qaadida mas'uuliyada. Waa qof ay ku wayntahay mas'uuliyada qiimo wayna ugu fadhido' 1. Waa mid le aragti fog una fakara si wanaagsan. 2. Waa mid adeegsada kalma
Maamulka Puntland oo gudaha u galay degaanka Galgala ee gobolka sanaag (August 9, 2010)
Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Puntland ayaa BBC u sheegay in guul wayn laga gaaray dagaalkii buuraha Galgala ee gobolka sanaag. dagaalkan oo dhacay shalay galinkii hore ayaa keenay qasaare aad u f
Wasiir ku xigeenka Wasaarada amniga Puntland C/risaaq Xareed Ismaciil oo ka hadlay Sarkaal bosaaso lagu dilay (August 5, 2010)
Wasiir ku xigeenka Wasaarada amniga Puntland C/risaaq Xareed Ismaciil oo ka hadlay dilka Sarkaalkaasi ayaa sheegay in aysan suurta gal ahayn in dad lagu laayo magaalada Boosaaso,isla markaana si ras
Dowlad Hoose ee magaalada boosaaso oo soo bandhigtay kaarar cusub oo aqoonsi ah (August 4, 2010)
Kulan balaaran oo ay ka qayb galeen masuuliyiinta dowlada hoose ee magaalada boosaso iyo madax kale oo ka tirsan dowlad puntland ayaa lagu qabtay xarunta dowlada hoose ee magaalada boosaso. kulanka
WAR DEG DEG AH : Sarkaal Lagu dilay saakay waaberigii magalada Bosaso (August 4, 2010)
Saakay subaxnimadii hore bacdal salaad subax ayaa waxaa lagu dilay magaalada bosaso sarkaal ka tirsan Dowlada Puntland isla markaana aanla garanayn waxa dilkasi ka danbeeyay, sarkaalkas oo kasoo j
Inaa lillaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun, Waxaa habeenimadii Khamiista ee Ku Beegnayd ( (August 3, 2010)
29Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun Kulin Nafsin Daa Iqatul Mowt Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, waxaa habeenimadii Khamiista ahayd ee ku beegnayd (29.07.2010] ku geeriyooday magaalada l
Sh. Hassan Dahir Aweys: Ma jiro wadahadal Fashilmay (August 2, 2010)
Sheekh Xasan Daahir Aweys wuxuu sheegay in uu jiro wadahadal u dhaxeeya iyaga iyo al-Shabaab wixii ka soo baxa ay ku dhowaaqi doonaan markay isla gartaan. Hogaamiyaha kooxda Xisbul Islaam ee dalka
Shil baabuur oo ka dhacay agagaarka degmada Waaciye ee gobolka Karkaar (August 2, 2010)
Shil gaari oo sababay dhimashada 5ruux iyo dhaawaca 2 kale shilkaan oo ka dhacay inta u dhexeysa Degmada waaciye iyo bosaso Shilkaasi gaari ayaa ka dhacay deegaanka Qayaadsame oo hoos timaada degma
xarakatul shabaab al mujaahidiin iyo dowlada KMG ayaa guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay degmada Yeed ee gobolka Ba (July 30, 2010)
Dowladda Soomaaliya iyo Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa guulo ka kala sheegtay dagaalo shalay gallinkii dambe iyo saakay ku dhexmaray degmada Yeed ee gobolka Bakool, halkaasoo ay koox walba doon
Wararkii Hore:
    1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46   
buuraha u dhexeeya Magaalada Boosaso iyo tuulada Kalabayr ee gobolka bari(
xafaladii qalin jabinta ardayda maamulka iyo dhaqaalaha jamacada dalka suda
Sanad Guuradii 12aad ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Dowladda Puntland oo Siwey
Beeldaaje cali farax oo ka hadalay amaanka puntland.
waa qaybtii sedexaad iyo qaybtii afaraad ee muxaadaradii ka hadlaysay fidna
xafladii qalin jabinta jaamacada Vinnitsa National Medical University oo ay
Tahniyad dhalasho cawa iyo ayaan leh oo loo diraya Cabdul qaadir cumar iyo
Tahniyad dhalasho Mudane Maxed beldaje ali beldaje farax iyo Fatima Nabadoo
©Copyright UFayn.com 2010 all rights reserved

Design by: KWWebService