BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
VOA 13:00 GMT
VOA 16:00 GMT
VOA 17:00 GMT
jaamacad bariga africa ee magaalada Boosaso (video)
Tacsi inaalilaahi wa inaa ilahay rajucuun waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh
Tahniyad Dhalasho
Tahniyad Dhalasho
Riz Khan oo ka hadlay arimaha Soomalia iyo alshabaab
Al jazeera oo booqatay goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada SCC
Dowlada KMG ee soomaaliya ayaa militeri ahaan u adeegsata ciyaal aad u yar
wiil soomaaliyeed oo qaadaya anaasheed qiimo leh
Wararka Soomaalida iyo Caalamka
Afhayeenka xarakada Alshabaab ayaa sheegay in dagaalki ka dhacay Puntland inaysan wax lug ah ku lahayn (July 29, 2010)
Afhayeenka Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin oo maanta shir jaraaid u qabtay saxaafadda Muqdisho ayaa sheegay inaysan wax lug ah ku lahayn colaadda ka taagan Puntland, isagoo dhanka kalena ka digay in c
Muwaadin reer boosaaso ah oo ka mid noqday rakaabkii saarna diyaraadii ku burburtay duleedka magaalada Islamabad ee caas (July 28, 2010)
Raiisal wasaaraha dalka Pakistan Yousuf Raza Gilani ayaa ku dhawaaqay in maanta oo ah 28.07.10 ay tahay maalin tacsi qaran ah wadanka oo dhan, ka dib markii diyaarada wada rakaab dhan 146 iyo 6 ka mid
Madaxweyne Shariif Sheek axmed oo khudbad dheer ka jeediyay shirka madaxda midowga Africa ee magaalada Kampala caa (July 27, 2010)
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ahaa madaxdii ka qaybgalay shirkii Midowga Afrika ee lagu soo gabagabeeyay maanta Magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ayaa khudbad u
Sheeq Atam iyo ciidan uu horkacyo oo weerar ku soo qaaday ciidamada puntland ee ku sugnaa degaanka Karin ee gobolka Bar (July 26, 2010)
weerar culus oo ay soo qaadeen ciidamada tabaacsan sheeq Atam oo xaruntoodu tahay degaanka buuraleeyda ah ee galgala ayaa saaka waaberigii waxaa uu ka dhacay degaanka karin oo ah qiyaastii 30 kilomete
Wasiirka gaashaandhiga Soomaliya oo ka codsaday Midowga Africa ineey si deg deg ah ciidamo ula soo gaaraan(daawo video) (July 24, 2010)
Dowladda Soomaaliya ayaa ka codsatay dalalka Ururka Midowga Afrika ee ku shirsan Magaalada Kampala ee dalka Uganda inay ciidamo dheeraad ah u diraan dalka Soomaaliya si xukuumadda looga badbaadsho in
Uganda oo sheegtay in labo ka mid ah ciidankeeda lagu dilay magaalada muqdisho (July 23, 2010)
Afhayeenka u hadlay ciidamada dalka Uganda ayaa Khamiistii sheegay in laba askari oo ka tirsan ciidamada dalkooda lagu dilay dagaal magaalada Muqdsiho ku dhexmaray iyaga iyo Xarrakatul Shabaab Arbacad
Dagaal kadhacay Duledka magalada baladwayn. (July 22, 2010)
Baladweyne: (Ufayn.com) Dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al Shabaab ayaa galinkii dambe ee maanta waxaa uu ka dhacay Deegaanka Ceelgaal ee duleedka Magaalada Ba
Mahamud beeldaaje faarax oo ka hadlay hawlgalada amniga ee ka socda degmada Boosaso (July 22, 2010)
Duqa Degmada boosaso Max’uud Faarax Beeldaaje ayaa sheegay xili u waramayey warbaahinta VOA-da in ay yihiin hawlgaladaasi kuwa lagu doonayo in lagu sugo amniga guud ee magaalada Boosaaso ayna soo dha
Labo askari oo lagu toogtay magalada bosaaso. (July 20, 2010)
Bosaaso:(Ufayn.com)Kooxo hubeysan aan la aqoon haybtooda ayaa hal askari ku dilay wadada laamiga gaar ahaan agagaarka xarunta shirkadda Isgaarsiinta ee Golis. Askariga kale ayaa lagu dilay isla wadad
Liverpool oo la soo wareegtay laacibkii hore ee naadiga Chelsea Joe cole (July 19, 2010)
Laacibka wayn ee u cayaarka xulka qaranka ee dalka England,Joe Cole ayaa la sheegay in u soo wareegay naadiga liverpool. Joe Cole ayaa horay ugu cayaari jiray naadiga Chelsea waxaan warbixintaa lag
Dagaal aad culus oo dhexmaray xarakada alshabaab iyo dowlada KMG ee soomaalia oo taageero ka helaya ciidamada AMISOM (July 19, 2010)
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa saaka degan kadib dagaallo culus oo shalay gelinkii dambe ku dhaxmaray ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo Ciidamada DKMG ah. Kadib markii dagaal uu dhexmaray ciid
ciidamada amaanka ee gobolka Bari oo bilaabay hawl galkii ugu waynaa ee xaga amaanka lagu sugayo (July 19, 2010)
Ciidamada Amaanka ee gobolka bari ayaa saaka Barqanimadii Howlgalo culus ka bilaabay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,waxaana howlgaladan oo ahaa kuwo kucusub Puntland ay kusoo qabqabteen bo
Gudi loomagacabay u diyaar Garowga 1August. (July 18, 2010)
Madaxwaynaha dowlada puntland cabdi raxmaan maxamed maxamuud faroole ayaa magacabay gudi ka shaqeeya u diyaar garowga munaasibada 1August oo ah 12 guuradii kasoo waregtay markii la aasay dowlada pun
Odayaal lagu xiray magalada Qardho ee gobolka karkaar (July 17, 2010)
Odayaal dhaqameed tiradoodu ay gaarayso 20 ayaa ay maamulka Puntland ee gobolka Karkaar ay u taxaabeen xabsiga dhexe ee magaalada Qardho. Guddoomiye kuxigeenka gobolka Karkaar Yoonis Cali Faarax oo
Wararkii Hore:
    1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46   
buuraha u dhexeeya Magaalada Boosaso iyo tuulada Kalabayr ee gobolka bari(
xafaladii qalin jabinta ardayda maamulka iyo dhaqaalaha jamacada dalka suda
Sanad Guuradii 12aad ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Dowladda Puntland oo Siwey
Beeldaaje cali farax oo ka hadalay amaanka puntland.
waa qaybtii sedexaad iyo qaybtii afaraad ee muxaadaradii ka hadlaysay fidna
xafladii qalin jabinta jaamacada Vinnitsa National Medical University oo ay
Tahniyad dhalasho cawa iyo ayaan leh oo loo diraya Cabdul qaadir cumar iyo
Tahniyad dhalasho Mudane Maxed beldaje ali beldaje farax iyo Fatima Nabadoo
©Copyright UFayn.com 2010 all rights reserved

Design by: KWWebService