| Wararka Soomaalida iyo Caalamka |
Madaxwayne Shiikh Shariif oo ku eeday beesha caalamka waxka qabasho laanta xaalada soomalia (July 17, 2010) Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa Muqdisho ka hor intii uusan u duulin dalka Masar, ayaa sheegay in kooxaha dagaalka kawada Soomaaliya ay dagaal |
Sarkaal ka tirsan ciidamada Birmadka ee Puntland oo lagu toogtay magaalada boosaaso (July 15, 2010) Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Birmadka Bosaaso ayaa xalay lagu toogtay Bartamaha Xaafada Suwayto ee Magaalada ,Xilli uu ka soo baxay Salaadii Cishaha.
Waxaa la sheegay in ay toogteen rag ku hubaysn |
Dowlada Burundi oo Sheegtay in ciidamadayda Somaliya aysan . (July 14, 2010)
Dowladda Wadanka Burundi ayaa shaacisay in ciidamadeed ku sugan Magaalada Caasimada ah ee Soomaaliya aysan kala bixin doonin gudaha dalka kadib markii hanjabaado arinkaasi ku aadan ay uga timid Al S |
war deg deg ah ; Labo wiil oo ku dhintay berked biyo oo ku taal Degmada Ufayn (July 12, 2010) galabta casarkii ayaa waxaa ku dhintay berkad ku taal Degmada Ufayn labo wiil oo da`dooduna ay tahay 7 jir iyo 9 jir, labadaa wiil ayeey masiibadu ku dhacday xilli ay berkada dabaalanayeen.
mar a |
Duqa Degmada Bosaaso oo kulan la qatay Madaxwayne faroole. (July 12, 2010)
Maxamud Farax Beeldaaje ayaa maalintii shalay kulan laqatay Madaxwaynaha dawlada puntland cabdiraxmaan faroole kulankaan ayaa ahaa mid albaabadu uxirnayeen kaasi oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ma |
Wasiirka waxbarada Puntland oo kasoo dagay Magalada Garoowe. (July 12, 2010)
Wasiirka waxbarashada puntland cabdi farax juxa ayaa maanta kasoo dagay garoonka magalada garoowe ee caasimada puntland waxaana garoonka kusoo dhoweeyay wasiiro ka tirsan dawlada puntland.
Wasiir |
Madaxwaynaha Dowlada KMG ee Soomaliya Sheekh shriif Sheekh Axmed oo cabrayay qaraxii kadhacay Dalka uganda. (July 12, 2010)
War Saxaafadeed uu xafiiskiisa magaaladda Muqdisho kasoo saaray ayuu si kulul ugu cambaareyey qaraxyadaas isagoo tacsi u direy dhamaan qoysaskii ay dadkaasi ka geeriyoodeen iyo weliba Dawladda Ugand |
Spain aya Nederland uga badisay 1-0 kuna qaaday KOOBKA ADUUNKA (July 11, 2010)
Ciyaartii kama dambaysta ciyaaraha kubadda cagta ee Aduunka oo ay ku loolamayeen Spain iyo Nederland ayaa maanta waxay ku dhamaatay 1 -0 oo ay guushu halkaas ku raacday dalka Spain oo markii ugu |
Raisal wasare sharmarke oo magacaabay Ku simaha agasimaha wasarada arimaha dibadda. (July 11, 2010)
Wareegto ka soo baxday xafiiska R/wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa Cabdi Daahir C/Raxmaan Cabdi loogu magacaabay sii-haya agaasimaha guud ee wasaa |
Wafdigii dowlada puntland ee ku sugnaa Wadanka Ethopia oo dib ugu soo laabtay dalka. (July 11, 2010)
Mas uuliyiinta dowlada puntland ee dhawaan ku tagay booqashada wadanka Ethopia ayaa waxa ay dib ugu soo laab teen dalka ayagoona kasoo dagay Garoonka diyaaradaha kanooka Airport ee magaalada Garoow |
Faahin ku saabsan Qaraxii kadhacay Habeenimadii xalay Magalada Bosaaso. (July 11, 2010) Qarax nooca meelo kale laga hago ah habeen nimadii xalay lala beegsaday gaari nooca dagaalka ah oo ay saarnaayen Ciidamada amaanka Degmada Bosaso,kaasi oo marayay agagaarka Geerashka Minisaariyo ee Ba |
war deg deg ah : qarax xalay ka dhacay magaalada bosaso (July 11, 2010) xalay cawaysinkii ayaa waxaa ka dhacay qarax magaalada bosaso qaraas oo aan ilaa iyo iminka lagaranayn khasaarihiisa dhabta ayaa waxa uu ka dhacay xaafada Al raxma .
wixii faahfaahin ah oo intaas |
Dawlada hoose ee garoowe oo wada qorshe bilicda dib loogu soo celinayo. (July 10, 2010)
Xooghaya dawlada hoose ee magalada garoowe qaasim maxamed cabdi oo maanta la hadlayay warbaahinta horseedmedia ayaa waxaa uu ka hadlay qorshayaal ay soo rogtay dawlada hoose e magalada taasi oo ay k |
Qarax lala eegtay ciidamada dowlada KMG ee Somaaliya. (July 10, 2010)
Qarax miino ah oo aad u xoogan ayaa Maanta Barqadii waxaa uu ka dhacay agagaarka Saldhiga degmada Waabari ee goboka Banaadir kaasi oo la sheegay in lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaal |
Wararkii Hore: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 |