| Wararka Soomaalida iyo Caalamka |
Ghanna oo ciyaarta aduunka ka hartay iyo rajadii Afrika oo dhimatay (July 2, 2010) Ganna waa kooxda kaliya ee Afrikaan ee simi Final ka soo gaartay. Waxaa la orankaraa sababta ay ay u soo gaartay halkaas waa gool hayaha gooxdaas oo ah gool haya ugu fiicaan xaga xirfada gool haya ni |
Xulka K/cagta Dalka holland ayaa awood u sheegtay Xiddigaha Xulka k/cagta Dalka prasil (July 2, 2010) Xulka K/cagta Dalka holland ayaa awood u sheegtay Xiddigaha Xulka k/cagta Dalka prasil,ka dib markii ay kaga badiyeen 2-1 ka dib ciyaar aad uxiiso badaneyd oo goor dhow soo dhamaatay.
Ciyaartoo |
Dagaalada magalada muqdisho oo sii socoda iyo qasare uu sababay (July 2, 2010)
Mgaalada muqdisho ee caasimada dalka somaliya ayaa waxaa ka sii socda dagaladii udhaxeyay cidamada dowlada ku melgaar ka ah somaliya iyo koxda al shabaab waxana uu galay maalintii shanaad.
Dagaal |
Qarax kadhacay madhaxtoyada Fila-somaaliya (July 1, 2010) Qaraxan ayaa waxa uu kadhacay xarunta Fila-Somaliya xili ay isku diyarinayeen munasibada kowda 1Luulo,waxana uu ahaa mid loosii diyaariyay goobta ay kadhicilahayd munasibadasi, oo ay lafilayay in ay |
Madaxweyne Shariif Sh Axmed oo Caaawe Booqday Jiida hore Iyo Dagaalo lafilayo (June 30, 2010) M/weynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ku labisan dharka ciidanka, wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga ayaa caawa fiidkii booqday jiida hore ee ciidamada, gaar ahaan de |
Xisbul-silaam oo ku baaqay in ay saxafada mogadisho ay kaqayb qadan Xuska 1Luulyo. (June 30, 2010) Ururka Xisbul-islaam ayaa waxa uu ku amaray warbaahinta ka howlagasha magalada muqdisho in ay santabin karin munasibadaha 1luulyo oo ku beegan 50 guuradii ka soo waregatay markii ay xurnimada ay qadat |
Kooxda al-Shabaab oo Sheegey in ay Qabsadeen Xaruntii Gaadiidka (June 29, 2010) Ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia waxaa xaruntaasi lagaga qabsaday dagaal dhowr saacadood socday oo ay la galeen kooxda al-Shabaab.
Kooxda hubeysan ee mucaaradka ah ee al-Shabaab ee dagaalka kul |
Nato oo markab Gujis ah u direysa Xeebaha Soomaaliya. (June 29, 2010) Ururka isbahaysiga Nato ayaa shaaca ka qaaday in ay biyaha Soomalaiya ay u soodirayaan markab gujis ah oo la dagaalo kooxaha burcad badeeda Soomaalida.
Xilli ay sii kordhayo dagaalka caalamiga a |
Dabka kacay Dhismaha Isbitaalka Puntland Ee Magaalada Boosaaso (June 28, 2010)
Daqiiqado ka hor ayaa dab waxaa uu ka kacay Dhismaha Isbitaalka Puntland ee Boosaaso Dabkasi oo qabsaday Qeybta Hoose ee Isbitaalka oo horey u ahaan Jirtay Cafeteria iminkana laga dhigay Keyd ay |
Holland oo wacadaro dhigtay dhulkana ku jiiday Slovakia (June 28, 2010) Kooxda kubadda cagta dalka Holland, ayaa 2-1 kaga adkaatay kooxda Slovakia , ciyaaraha adduunka wareegga 2-aad oo ay isku haleeleen.
Holland waxay hadda u gudubtay wareegga sideedda kooxood.
Wax |
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Maanta Dalacsiiyey Saraakiil Ciidan (June 28, 2010) Saraakiil kor u dhaafeysa 35 ayaa maanta lagu dalacsiiyay xarunta madaxtooyada ee Villa Somaliya, iyadoona ay goob-joog ahaayeen munaasabadii lagu dalacsiiyay madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Ax |
Jabuuti Oo U Dabaal degtay Sanadguuradii 33-aad ee kasoo wareegtay Xornimadeeda (June 28, 2010) Wadanka Jabuuti ayaa maanta u dabaal degay sanadguuradiisii 33-aad kasoo wareegtay xiligii xoriyada uu qaatay 27.June.1977,waxaana xalay iyo maanta gudaha wadankaasi ka soconaayay damaashaad ay dhigay |
Germany oo wacdaro tuustay England (June 27, 2010)
Germany oo wacdaro tuustay England
Kooxda kubadda cagta dalka Germany, ayaa 4-1 kaga adkaatay kooxda England, ciyaaraha adduunka wareegga 2-aad oo ay isku haleeleen.
Germany waxay hadda u gudubt |
Xaaladii Colaadeed Ee Degaanka Uurjire oo Dagaal kasoo Cusboonaaday (June 27, 2010) saakay subaxnimadii hore ayaa dagaal aan wali lasoo shaacin khasaarihiisa waxa uu ka dhacay deegaanka Duudhooyo iyo ee gobolka karkaar oo ay dirdir kaga dhexaysay labo beelood oo daris iyo walaaloba a |
Wararkii Hore: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 |