BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
VOA 13:00 GMT
VOA 16:00 GMT
VOA 17:00 GMT
jaamacad bariga africa ee magaalada Boosaso (video)
Tacsi inaalilaahi wa inaa ilahay rajucuun waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh
Tahniyad Dhalasho
Tahniyad Dhalasho
Riz Khan oo ka hadlay arimaha Soomalia iyo alshabaab
Al jazeera oo booqatay goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada SCC
Dowlada KMG ee soomaaliya ayaa militeri ahaan u adeegsata ciyaal aad u yar
wiil soomaaliyeed oo qaadaya anaasheed qiimo leh
Lamaanaha Britain ee afduubka loo heestay oo dib u midoobay
Lamaaneyaasha Britain ee afduubka loo haysto oo dib u Midoobay
March 8, 2010

Lamaaneyaasha u dhashay dalka Britain oo ay gacanta ku hayaan Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ayaa lagu soo waramaaya in ay dib u midoobeen ka dib marki ay mudo bilooyin ah kala maqnaayeen.

Dr.Cabdi Maxamed Cilmi Hanguul oo ah dhaqtarki la socday xaaladda Caafimaad ee Paul iyo Rachel Chandler ayaa Wakaaladda wararka ee AP in ay dib iskusoo noqdeen Lamaaneyaashas isla markaana ay iminka ku suganyihin hal meel.

”Lamaaneyaasha waxaa ay ku kala sugnaayeen meelo kala duwan waxaana dadka haystay kula taliyey in ay isku meel ku hayaan sababto ah waxaa ay walaac ka muujiyaan kala soocida lagu sameeyey waxaana ay i sheegeen hada in ay iskusoo celiyeen oo ay isla joogaan”,ayuu yiri.

Waxaana u hadalkiisa ku daray in Kooxaha Burcad Badeeda ee hada haysta ay si wanaagsan ula dhaqmaan,waxaana u sheegay in mid ka mid ah xirriir ula soo sameeyey ku xaqiijiyey in ay isku meel kuwada suganyihin Lamaaneyaasha.

Dr.Hanguul ayaa sidoo kale sheegay in xaaladda Caafimaad ee Lamaaneyaashas ay iminka wanaagsantahay isla markaana u dhowaan uu ku booqday halka lagu haysto oo daawo caafimaad ugu fidiyey.

Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa socday dadaalo ku aadan si deynta Lamaaneyaasha lagu kala magacaabo Paul iyo Rachel Chandler,waxaana ku jira dadaaladaas oo ay wadaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Britain

Akhristayaasha: 45
|| Aragtida - Comments (0) || Qor Rayigaaga - Write Comment ||
 
Share |
buuraha u dhexeeya Magaalada Boosaso iyo tuulada Kalabayr ee gobolka bari(
xafaladii qalin jabinta ardayda maamulka iyo dhaqaalaha jamacada dalka suda
Sanad Guuradii 12aad ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Dowladda Puntland oo Siwey
Beeldaaje cali farax oo ka hadalay amaanka puntland.
waa qaybtii sedexaad iyo qaybtii afaraad ee muxaadaradii ka hadlaysay fidna
xafladii qalin jabinta jaamacada Vinnitsa National Medical University oo ay
Tahniyad dhalasho cawa iyo ayaan leh oo loo diraya Cabdul qaadir cumar iyo
Tahniyad dhalasho Mudane Maxed beldaje ali beldaje farax iyo Fatima Nabadoo
©Copyright UFayn.com 2010 all rights reserved

Design by: KWWebService