War DegDeg ah ' Nin xalay dabaq iska soo tuuray xaafada islii ee Magaalada Nairobi'
Nairobi(ufayn.com): Nin soomaliya oo xalay Dabaqii uu ka Degnaa Xaafada islii ee Magaalada Nairobi iska soo tuuray Sidaana ku naf waayey,
Nin kan ayaa waxaa la sheegaya inuu falkaa ku kacay kadib markii muran dhex maray xaaskiisa iyo hooyadii sidaana uu naftiisa ku dilay isagoo iska soo tuuray dabag ilaa shan biyaano ah.
Wixii faahfaahina Oo ka soo kordha arimahaas waxaad kala soconaysaa Warbaahiyaha caalamiga ah Ee Sanaagpost Nairobi.
|