BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
VOA 13:00 GMT
VOA 16:00 GMT
VOA 17:00 GMT
jaamacad bariga africa ee magaalada Boosaso (video)
Tacsi inaalilaahi wa inaa ilahay rajucuun waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh
Tahniyad Dhalasho
Tahniyad Dhalasho
Riz Khan oo ka hadlay arimaha Soomalia iyo alshabaab
Al jazeera oo booqatay goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada SCC
Dowlada KMG ee soomaaliya ayaa militeri ahaan u adeegsata ciyaal aad u yar
wiil soomaaliyeed oo qaadaya anaasheed qiimo leh
Dawlada Britain oo 7.5malyan ugu deeqdaydowlada federalka soomaaliya
Dawladda Britain oo $7.5Malyan ugu Deeqday Dawladda Federaalka Soomaaliya
March 9, 2010Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Shiikh Shariif ayaa maalintii Shalay (8.03.2010) kulan la qaatay Raysalwasaaraha Britain Gordon Brown, kulanka ayaa qaatay muddo 15 daqiiqo ah waxaana diirada lagu saaray iskaashika labada dal, arimaha burcadbadeeda iyo sidii amaanka Soomaaliya wax looga qaban lahaa.

Madaxweynaha ayaa ka dalbaday Britain sidii loo gacan qaban lahaa Dawladda uu madaxweynaha ka yahay, si uu uga hortago ururada mayalka adag ee ka dagaalama gudaha Soomaaliya.

Dawladda Britain ayaa maanta ku dhawaaqdey in ay siineyso Dawladda Federaalka lacag dhan £5.5 milyan oo lacagta Isterliinka ah taas oo u dhiganta 7.5 Milyan oo Dollarka Maraykanka ah.

Kaalmada ay Britain ku yaboohdey ayaa loo isticmaalayaa arimaha amaanka iyo sidii looga hortegi lahaa waxa loogu yeero argagixisada. Mudadii sanadka ahayd ee ay jirtey Dawladda federaalka ayaa waxaa soo galay deeqo aad u faro badan, inkasta oo Dawladdu ay kaga sugan tahay Muqdisho xaafado aad u kooban

Akhristayaasha: 45
|| Aragtida - Comments (0) || Qor Rayigaaga - Write Comment ||
 
Share |
buuraha u dhexeeya Magaalada Boosaso iyo tuulada Kalabayr ee gobolka bari(
xafaladii qalin jabinta ardayda maamulka iyo dhaqaalaha jamacada dalka suda
Sanad Guuradii 12aad ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Dowladda Puntland oo Siwey
Beeldaaje cali farax oo ka hadalay amaanka puntland.
waa qaybtii sedexaad iyo qaybtii afaraad ee muxaadaradii ka hadlaysay fidna
xafladii qalin jabinta jaamacada Vinnitsa National Medical University oo ay
Tahniyad dhalasho cawa iyo ayaan leh oo loo diraya Cabdul qaadir cumar iyo
Tahniyad dhalasho Mudane Maxed beldaje ali beldaje farax iyo Fatima Nabadoo
©Copyright UFayn.com 2010 all rights reserved

Design by: KWWebService