xaflad si heer sare ah loo soo agaasimaya ayaa waxaa lagu qabtay dugsiga sare ee shiikh cabdulaahi ibraahim ee degmada ufayn ee gobolka bari.
xafladaan ayaa waxaa ka soo gayb galay marti sharaf aad u farabadan.
waxaa sidoo kale ka soo qayb galay gudoomiyaha degmada ufayn,aqoonyaho,culimaaudiin iyo waxgarad kale oo aad u farabadan.
waxaa abaal marin la gudoosiiyay ardaydii gashay kaalimaha ugu horeeya.
dugsiga sare ee shiikh cabdulaahi ibraahim waa dugsiga kaliya ee ka jira ee ka jira uurcaleed waxaan aasaaskii lahaa rag ganacsato iyo aqoonyahano u dhashay degmada ufayn |