BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
VOA 13:00 GMT
VOA 16:00 GMT
VOA 17:00 GMT
jaamacad bariga africa ee magaalada Boosaso (video)
Tacsi inaalilaahi wa inaa ilahay rajucuun waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh
Tahniyad Dhalasho
Tahniyad Dhalasho
Riz Khan oo ka hadlay arimaha Soomalia iyo alshabaab
Al jazeera oo booqatay goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada SCC
Dowlada KMG ee soomaaliya ayaa militeri ahaan u adeegsata ciyaal aad u yar
wiil soomaaliyeed oo qaadaya anaasheed qiimo leh
2 sano jir gabar ah oo miisaankeedu kor u dhaafay in kabadan 40 kilo
Pang Ya ah oo ah gabar yar oo 2 sano jir ah kuna dhalatay dalka shiinaha ayaa miisaankeenda waxaa uu hadda noqday 41.5 ku dhawaad afartan iyo labo kiilo,miisaanka ayaa u dhigma sida miisaanka dadka caadiga ee shiinaha ah.

gabdhaan 2 sano jirka ah waxay ku dhalatay magaalada Tocoun ee gobolka Shanxi ee dalka shiinaha. labada waalid ee gabadha ayaa aad uga welwelsan dhibaatada gabadhooda haysta, waxayna raadinayaan sidi ay u heli lahaayeen taageero buuxda ay gabadhooda miisaanka uga dhimaan.

Baaritaan lagu sameeyay dadka shiinaha ayaa sheegay in 60 malyan oo ka mid bulshada shiinaha ay yihiin kuwa miisaankoodu kor u dhaafay sida caadiga ah.

cawil yaasiin cabdi
maamulka@ufayn.com

Akhristayaasha: 339
|| Aragtida - Comments (0) || Qor Rayigaaga - Write Comment ||
 
Share |
buuraha u dhexeeya Magaalada Boosaso iyo tuulada Kalabayr ee gobolka bari(
xafaladii qalin jabinta ardayda maamulka iyo dhaqaalaha jamacada dalka suda
Sanad Guuradii 12aad ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Dowladda Puntland oo Siwey
Beeldaaje cali farax oo ka hadalay amaanka puntland.
waa qaybtii sedexaad iyo qaybtii afaraad ee muxaadaradii ka hadlaysay fidna
xafladii qalin jabinta jaamacada Vinnitsa National Medical University oo ay
Tahniyad dhalasho cawa iyo ayaan leh oo loo diraya Cabdul qaadir cumar iyo
Tahniyad dhalasho Mudane Maxed beldaje ali beldaje farax iyo Fatima Nabadoo
©Copyright UFayn.com 2010 all rights reserved

Design by: KWWebService