BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
VOA 13:00 GMT
VOA 16:00 GMT
VOA 17:00 GMT
jaamacad bariga africa ee magaalada Boosaso (video)
Tacsi inaalilaahi wa inaa ilahay rajucuun waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh
Tahniyad Dhalasho
Tahniyad Dhalasho
Riz Khan oo ka hadlay arimaha Soomalia iyo alshabaab
Al jazeera oo booqatay goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada SCC
Dowlada KMG ee soomaaliya ayaa militeri ahaan u adeegsata ciyaal aad u yar
wiil soomaaliyeed oo qaadaya anaasheed qiimo leh
urur cusub oo ay leeyihiin dhalinyarada degmada ufayn
magaalada ufayn waxaa lagu qabtay xaflad lagu daahfurayay Urur Cusub oo la yiraahdaa Ururka Isku xidhka dhalinyarada deegaanka ufayn , waxaana xafladan ka dhacday dugsiga sare degmada ufayn .
xafladan ayaa waxaa ka oo soo qeybgalay marti sharaf aad ubadan ilaa boqolal ruux dad gaaraya iyo masulyin sar sare oo uu horkacayo gudoomiyaha council ufayn ahna duqa magalada ufayn,ganacsade shire saciid walbaq iyo xubno ka socda dowlad goboleedka puntland ,iyo madaxda ururada haweenka ee degaanka ufayn.
Ugu horeen ayaa munaasabada lagu furay ayaado quraan ah ,ka dibna waxaa lagu soo dhoweeyay gudoomiyaha ururka isku xirka dhalinyarada degaanka ufayn c/risaaq kuuban ,waxaana uuna ka hadlay u jeedka loo asaasay ururka waxanaa ka mid ahaa :-
1.isku xirka dhalinyarada ku abtirsada degaanka ufayn meel kasta ay joogan.
2.Ka qeyb qaadashada hurumarinta deganka ufayn.
3.kor uqaadida bilicda iyo wacyi galinta bulshada ,iyo kuwa kale.

Ka dib ayaa waxa lagu soo dhaweyay microphone ka duqa magalada ufayn c/lahi shire(jabiye),
Waxa uu ku booriyay dhalinyara in ay ka qeyb qaataan horumarka degan ufayn,waxa uuna sheegay in ay diyaar u yihiin in ay la shaqeenayaan urur kasta oo ka sheenaya horumarka deganka ufayn.

Uuruka isku xirka dhalinyarada degaanka ufayn ,waa ururkii ugu horay dhalinyaro ee laga asaaso deeganka ufayn,waxaa uuna ka qeyb qaadan doonaa wacyi galinta iyo baraarujinta dhalinta degaanka ufayn.

Diyaariye:Mustafe mohomed salaad(dhoonbe)
Sawirqaade:c/wahaab c/lahi ibraahim



Akhristayaasha: 468
|| Aragtida - Comments (0) || Qor Rayigaaga - Write Comment ||
 
Share |
buuraha u dhexeeya Magaalada Boosaso iyo tuulada Kalabayr ee gobolka bari(
xafaladii qalin jabinta ardayda maamulka iyo dhaqaalaha jamacada dalka suda
Sanad Guuradii 12aad ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Dowladda Puntland oo Siwey
Beeldaaje cali farax oo ka hadalay amaanka puntland.
waa qaybtii sedexaad iyo qaybtii afaraad ee muxaadaradii ka hadlaysay fidna
xafladii qalin jabinta jaamacada Vinnitsa National Medical University oo ay
Tahniyad dhalasho cawa iyo ayaan leh oo loo diraya Cabdul qaadir cumar iyo
Tahniyad dhalasho Mudane Maxed beldaje ali beldaje farax iyo Fatima Nabadoo
©Copyright UFayn.com 2010 all rights reserved

Design by: KWWebService